Fahad Yaasiin Magacaabay Madaxa cusub ee Shaqaalaha Hay’adda Nabad Sugida

Agaasimaha hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si deg deg ah u magacaabay madaxa cusub ee shaqaalaha Hay’adda NISA kadib markii xilka laga qaaday madaxii hore ee Shaqaalaha NISA. Cabaas Yacquub oo katirsanaa saraakiisha sar sare ee Haya’adda NISA ayuu Fahad Yaasiin u magacaabay Madaxa cusub ee Shaqaalaha … Continue reading Fahad Yaasiin Magacaabay Madaxa cusub ee Shaqaalaha Hay’adda Nabad Sugida